[-btay, -batay]
ribo2 tay
ribo2 atay
"Nafley salka ku siqid."
Wadaag:
Hanti dulsaar ah oo laga qaato hanti la is amaahiyay.
m.dh
R. ah: hoore adag.
m.dh.kh
ld ribasho.
m.l
Cid masabidid.
U r.: cid u hanjabid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Dhacdo la dhibsado dib u xasuusasho.
f.g3
-btay, -batay
eeg ribix2.
m.f.dh
eeg ribee.
Faa'iidada wax laga helo.
(-bxay, -bixday; -bixi) Wax faa'iido ka helid.
f.mg1