Qeexid

"eeg rid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ridid oo kali ah:
  • Mucaaridida sigaar cabida ayaa ah mid hadda aad loo maqlo dalka Maraykanka.
  • Haddaynu u soo noqono halgankii lagu riday maamulkii Siyaad Barre oo guud ahaan burbur ku hayey umaddii soomaliyeed, reer koonfureedku dantooda ayey ka eegeen rididiisa, mana jirin dareen shacab ilaa laga gaadhay ayaamihii ugu danbeeyey ee uu ilko beelay.