Qeexid

"Waran, fallaar iwm ganasho."

Qeexid Kale

Ka r.: dugaag ama tuug wax ay dhaceen ka badbaadsasho. 4. Ku r.: wax, wax uu qaadi karo dhex gashasho. 5. U r.: meel ama weel gudihiisa wax gelin. 6. U r.: wax dusha saarasho. 7. U r.: wax mas'uuliyad-diisa qaadid.

Qeexid Xigta

Qof arrin fikrad ka dhiibasho ama ka qayb qaadasho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rido oo kali ah:
  • "Shariif Xasan, wuxuu ku doodayaa in dowlada aan la ridin, isagoo sheegay in hadii la rido ay kala daadanayso xukuumada sidii horay u dhacday, balse waxaa taas ka horyimid Sh.
  • Xeer ilaaliye waa qofka ciddii xeerka jebisa ama lagu eedeeyo in uu xeer jebiyey dacwad ku soo ooga ama maxkamadda soo taaga si xukun loogu rido ama isu difaaco.