Qeexid

"Dhogor ama baal si xoog ah maqaar uga gurid."

Qeexid Kale

Maro dun ka bixin. 4. Ka r.: qof ciidan ka tirsan garaaddo ka qaadid.

Qeexid Xigta

Laf hilib ka dhammeyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb