Qeexid
"Timo, dhogor iwm si aan sinnayn u xiirid."
Qeexid Xigta
Waraaq, maro iwm cadcad yaryar u googooyn.
[-fay, -ftay]
rifrif2 ay
rifrif2 tay
f.g1"Timo, dhogor iwm si aan sinnayn u xiirid."
Waraaq, maro iwm cadcad yaryar u googooyn.
Wadaag:
Timo si xun loo xiiray.
Ganka ay yeeshaan maro, derin iwm.
Cad-cad ka haray wax la kala googooyay.
m.l.u
Wadaag:
Timo, dhogor, waraaqo iwm, wax la rifrifay ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
Timo, dhogor, derin, xaashi iwm, wax rifrifmay noqosho.
f.mg1
-fmay, -fantay
Wadaag:
Dhogor ama baal si xoog ah maqaar uga gurid.
Laf hilib ka dhammeyn.
Maro dun ka bixin. 4. Ka r.: qof ciidan ka tirsan garaaddo ka qaadid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Dhogor, baal iwm maqaar xoog uga gurasho.
Laf hilib ka feenasho.
Caw, nagaar iwm xoolo ilka ku goosasho.
f.g3
-ftay, -fatay
Wadaag: