Qeexid

Timo, dhogor, derin, xaashi iwm, wax rifrifmay noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rifrifan oo kali ah:
  • Saaxiib mid rifrifan oo aannu maalmo kulannay baa I waalay, kadeed ha ku dhacee.
  • Saaxiib mid rifrifan oo aannu maalmo kulannay baa I waalay, kadeed ha ku dhacee.