Qeexid
"Timo, dhogor, derin, xaashi iwm, wax rifrifmay noqosho."
[-fmay, -fantay]
rifrifan1 may
rifrifan1 antay
f.mg1"Timo, dhogor, derin, xaashi iwm, wax rifrifmay noqosho."
Wadaag:
(jool.) Falka ka dhasha marka ay is xoqaan dhagxaan ay sidaan biyo, dabayl ama mawjadaha baddu amase ay dhag-xaantaasi xoqdo kuwo kale.
m.l
Wadaag:
Timo, dhogor, waraaqo iwm, wax la rifrifay ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
Maqaar, maro iwm wax la rifay ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
(-fmay, -fantay; -fmi) Maqaar, maro iwm wax la rifay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Timo si xun loo xiiray.
Ganka ay yeeshaan maro, derin iwm.
Cad-cad ka haray wax la kala googooyay.
m.l.u
Wadaag:
Timo, dhogor iwm si aan sinnayn u xiirid.
Waraaq, maro iwm cadcad yaryar u googooyn.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax riiqmay noqosho (badar, dhuxul iwm).
Neef xoolaad wax caato la socon waayey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Dhogor ama baal si xoog ah maqaar uga gurid.
Laf hilib ka dhammeyn.
Maro dun ka bixin. 4. Ka r.: qof ciidan ka tirsan garaaddo ka qaadid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag: