Qeexid
"Ciidan wax meel ku safan ahaansho."
[-snaa, -snayd]
rigaysan naa
rigaysan nayd
f.mg4"Ciidan wax meel ku safan ahaansho."
Wadaag:
Cid, koox maskaxdeeda soo jiidasho.
Ciidan si habaysan meel ugu safasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Rati la raraayo wax dhiga loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax rigrig lagu tolay ahaansho (weel).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Wax raaxo ku jiro ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax margaday ahaansho (nafley). ld mergaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Dhul wax biyo si habaysan loogu bilbilay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax raando lagu simay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Nafley rabsho la kulantay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax xarrago ka muuqato ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: