Qeexid

"Ciidan rigo u istaagid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rigoo oo kali ah:
  • Waa gabadh kaftan badan oo aan jeclaysto sheekadeeda marka aan gurigooda joogo.
  • Boca, waxay heshay laad xora oo 30 mitir u jira goolka Santos, kadibna Delgado ayaa laaday kubaddaa, waxaanu dhaafiyay dhammaan ciyaartoydii khadka rigooraha ku jirtay, taas oo dulmartayna goolwadaha Fabio Costa, shabaggana gashay.