Qeexid
"eeg rigrigee."
"eeg rigrigee."
Wadaag:
Wax rigrig lagu tolay ahaansho (weel).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
ld rigrig 1. Tolmo isdhaafdhaafsan oo weelka afkiisa lagu sameeyo si dilaaca looga ilaaliyo.
Dagaal weyn oo lagu hoobtay.
m.dh
Wadaag:
Ciidan si habaysan meel ugu safid.
f.g2
-geeyay, -gaysay
Wadaag: