Qeexid
"Weel rigrig ku tolasho."
[-gtay, -gatay]
rigrigo2 tay
rigrigo2 atay
f.g3"Weel rigrig ku tolasho."
Wadaag:
ld rigrig 1. Tolmo isdhaafdhaafsan oo weelka afkiisa lagu sameeyo si dilaaca looga ilaaliyo.
Dagaal weyn oo lagu hoobtay.
m.dh
Wadaag:
Wax rigrig lagu tolay ahaansho (weel).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Isu imaanshaha ciidan ay si nidaam ah meel isugu imaadaan.
m.dh
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Laad xor ah oo laga gano meel 11 (kow iyo toban) tallaabo u jirta goolka afkiisa (kubbadda cagta).
m.l
Wadaag: