Qeexid

"(-gag, m.l) Mishiin culus oo ceelasha dhaadheer lagu qodo si biyo, macdan iwm looga soo saaro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga riig oo kali ah:
  • Markabka Nipayia ee laga leeyahay dalka Giriiga (Greek) ayaa sida ay xaqiijiyeen saraakiil u hadashay isbahaysiga la dagaalanka burcad badeedu waxaa laga afduubay meel ilaa 450 mile u jirta xeebta Kismaayo ee Koonfurta Soomaaliya.
  • Magaca niil waxa loomalaynayaa in uu kasoo jeedo magaca giriiga ah ee "Neilos" (Νειλος).