Qeexid
"R. ah: weel gaaray waqtigii uu hooraha lagu shubo ceshan lahaa."
Qeexid Xigta
ld riigbixid.
"R. ah: weel gaaray waqtigii uu hooraha lagu shubo ceshan lahaa."
ld riigbixid.
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Weel waqtigii uu hooraha lagu shubo ceshan lahaa gaarid.
f.mg1
Wadaag:
Dhiig badan oo oogada meel ka mid ah ka yimaada.
ld dhiigbixid.
m.l
Wadaag:
(-gag, m.l) Mishiin culus oo ceelasha dhaadheer lagu qodo si biyo, macdan iwm looga soo saaro.
m.l
Wadaag:
Jirro dad iyo xoolaha ku dhacda oo lafo xanuun leh; tuf.
m.l
Wadaag:
Cudur dadka ku dhaca oo nafaqo la'aantu keento.
Jiirgo' iyo daal ka dhasha socodka dheer. ld rigaax
m.l
Wadaag: