Qeexid

"Wax liiliijin ama gilgilid."

Qeexid Xigta

Nafley nafaqo siin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga riiji oo kali ah:
  • Goobada weyni waxaa waaye xarriijin la iska maleeyey oo ku sawiran goloobka iyadoo dhulka u kala qaybineysa laba isle'eg.
  • Bahashaas najiido ah oo gebi ahaanba garashada dadku gunta ka riijisay oo dareemadeeduna suxun u gawaan raaceen, ayaa maxkamadda loo gudbiyay iyadoo guulaamo, guux iyo gunuusyo badani daba siigaynayo.