Qeexid

"Iligga intiisa cirridka ku dhex-jirta."

Qeexid Xigta

Birta faaska inteeda dhuuban ee daabka la dhex-geliyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine