Qeexid Xigta
ld riiqnaansho.
ld riiqnaansho.
Wadaag:
(kiim.) Xaddi walax ah oo ku jira halbeeg-muggeed milan ah. Halbeegga ribnaantu waa mool dm(-3). Ribnaan cufeedku waa cufka milmaha ku jira halbeeg muggeed kasta. Ribnaanta mool-lani waa inta mool ee milmaha ku jirta halbeeg muggeed kasta. Ribnaanta moolal waa xaddi walaxeedka ku jira hal kiiloo-garaam oo milaha ah.
m.dh
Wadaag:
Badar cajiimid.
Dhuxul budlin si khad looga dhigo.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
(f.g) Khad dhuxul ka samaysasho.
(f.mg) Neef caato la socon waayid.
f.g
-qday, -qatay
Wadaag:
Iligga intiisa cirridka ku dhex-jirta.
Birta faaska inteeda dhuuban ee daabka la dhex-geliyo.
m.l
Wadaag: