Qeexid
"Nafley salka nuuxnuuxin si fadhigu ugu hagaago."
[-saday, -satay]
riiqriiqs aday
riiqriiqs atay
f.mg3"Nafley salka nuuxnuuxin si fadhigu ugu hagaago."
Wadaag:
Ku c.: fal cid lagu canaadayo ku kicid. ld cariigso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) Khad dhuxul ka samaysasho.
(f.mg) Neef caato la socon waayid.
f.g
-qday, -qatay
Wadaag:
Badar cajiimid.
Dhuxul budlin si khad looga dhigo.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Iligga intiisa cirridka ku dhex-jirta.
Birta faaska inteeda dhuuban ee daabka la dhex-geliyo.
m.l
Wadaag:
Xoog u sheegasho.
Qof meel wax kula dhuumasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Neef xoolo ah mar naaskiisa caano ka tuuqsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax riiqmay noqosho (badar, dhuxul iwm).
Neef xoolaad wax caato la socon waayey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Quwaax iwm iyadoo la calalinayo dhacaan ka nuugid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax la riiqay ahaansho (badar, dhuxul iwm).
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag: