Qeexid

"Googo' laga jaro weel, maro si afkeedu u sinnaado."

Qeexid Xigta

Cayil ay keento dhalid la'aantu.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga riir oo kali ah:
  • Othiengo wuxu kaloo ugu baaqay Maraykanka inay dhiirri geliyaan wada hadallada oo lagu daro xubno ka mida Midowga Maxkamadaha Islaamiyiinta, walowba lagu xiriirinayo falal argagixiso.
  • Cusri baa daboolaye haddii, Saxal dul gawriiro Dhaaxaan durqumiyaye haddii, “diira!” laga waayay, Maxaan ficil ku doocdoociyaa, beer ma soo duxa’e!