Qeexid
"Qufac badan oo isdabajoogo oo ka dhasha xadanto ku dhacda hunguri cadka. ld riiraxanyo."
"Qufac badan oo isdabajoogo oo ka dhasha xadanto ku dhacda hunguri cadka. ld riiraxanyo."
Wadaag:
Qof riiraxyo dareemid. ld riiraxanyoo.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Weel, maro iwm wax la riiray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Googo' laga jaro weel, maro si afkeedu u sinnaado.
Cayil ay keento dhalid la'aantu.
m.l
Wadaag:
Weel, maro iwm afkooda wax ka jarjarid si uu u sinnaado.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nagaar udgoon oo sida reexaanta subagga lagu shiilo.
Qori xalleefsan, adag oo haragga xoolaha markuu qallalo hilbaha looga hoolo laguna jilciyo; hiige.
m.l
Wadaag: