Qeexid
"eeg riiran. ld riirnaansho."
"eeg riiran. ld riirnaansho."
Wadaag:
Weel, maro iwm wax la riiray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(kiim.) Xaddi walax ah oo ku jira halbeeg-muggeed milan ah. Halbeegga ribnaantu waa mool dm(-3). Ribnaan cufeedku waa cufka milmaha ku jira halbeeg muggeed kasta. Ribnaanta mool-lani waa inta mool ee milmaha ku jirta halbeeg muggeed kasta. Ribnaanta moolal waa xaddi walaxeedka ku jira hal kiiloo-garaam oo milaha ah.
m.dh
Wadaag: