Qeexid
"Wax culus oo aan la qaadi karin xoog ku dhaqaajin."
[-xay, -xday]
riix2 ay
riix2 day
f.g1"Wax culus oo aan la qaadi karin xoog ku dhaqaajin."
Wadaag:
Qof dhan wax u iidasho.
Wax dilindilleysasho.
f.g3
-xday, -xatay
Wadaag:
Jirro dad iyo xoolaha ku dhacda oo lafo xanuun leh; tuf.
m.l
Wadaag:
ld riix1.
Riixidda wax meeshii uu ku sugnaa laga dhaqaajiyo. ld riixtin.
m.dh
Wadaag:
Calaamad dab ah oo ka muuqata jirka qof ama neef xoolaad oo laga gubay cudurka riixa. ld riixgubid.
m.l
Wadaag:
Qof ama neef xoolaad cudurka riixa ka gubid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Weel waqtigii uu hooraha lagu shubo ceshan lahaa gaarid.
f.mg1
Wadaag:
Iligga intiisa cirridka ku dhex-jirta.
Birta faaska inteeda dhuuban ee daabka la dhex-geliyo.
m.l
Wadaag:
(-gag, m.l) Mishiin culus oo ceelasha dhaadheer lagu qodo si biyo, macdan iwm looga soo saaro.
m.l
Wadaag: