Qeexid
(-xmay, -xantay; -xmi) Wax, wax la riixay noqosho.
(-xmay, -xantay; -xmi) Wax, wax la riixay noqosho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax la riixay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nagaar udgoon oo subagga lagu shiilo. ld reexaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Wax culus oo aan la qaadi karin xoog ku dhaqaajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Jirro dad iyo xoolaha ku dhacda oo lafo xanuun leh; tuf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg riixo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld riixnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -xday, -xatay
Qeexid: Qof dhan wax u iidasho.
Qeexid Xigta: Wax dilindilleysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Weel, maro iwm wax la riiray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Wax la riiqay ahaansho (badar, dhuxul iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld riixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld riixis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Wax riiqmay noqosho (badar, dhuxul iwm).
Qeexid Xigta: Neef xoolaad wax caato la socon waayey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg riixan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Qof ama neef xoolaad cudurka riixa ka gubid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld riix1.
Qeexid Xigta: Riixidda wax meeshii uu ku sugnaa laga dhaqaajiyo. ld riixtin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Calaamad dab ah oo ka muuqata jirka qof ama neef xoolaad oo laga gubay cudurka riixa. ld riixgubid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld riixdin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Iligga intiisa cirridka ku dhex-jirta.
Qeexid Xigta: Birta faaska inteeda dhuuban ee daabka la dhex-geliyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-iimay, -iintay; -iimi) ld reen2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.kh
Qeexid: R. ah: hilib dhaylo ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]