Qeexid
"Calaamad dab ah oo ka muuqata jirka qof ama neef xoolaad oo laga gubay cudurka riixa. ld riixgubid."
"Calaamad dab ah oo ka muuqata jirka qof ama neef xoolaad oo laga gubay cudurka riixa. ld riixgubid."
Wadaag:
Qof ama neef xoolaad cudurka riixa ka gubid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Jirro dad iyo xoolaha ku dhacda oo lafo xanuun leh; tuf.
m.l
Wadaag:
Wax culus oo aan la qaadi karin xoog ku dhaqaajin.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Qof dhan wax u iidasho.
Wax dilindilleysasho.
f.g3
-xday, -xatay
Wadaag:
ld riix1.
Riixidda wax meeshii uu ku sugnaa laga dhaqaajiyo. ld riixtin.
m.dh
Wadaag: