Qeexid Xigta
ld riixguub1.
ld riixguub1.
Wadaag:
Qof ama neef xoolaad cudurka riixa ka gubid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Calaamad dab ah oo ka muuqata jirka qof ama neef xoolaad oo laga gubay cudurka riixa. ld riixgubid.
m.l
Wadaag:
Qof dhan wax u iidasho.
Wax dilindilleysasho.
f.g3
-xday, -xatay
Wadaag:
Jirro dad iyo xoolaha ku dhacda oo lafo xanuun leh; tuf.
m.l
Wadaag:
Wax culus oo aan la qaadi karin xoog ku dhaqaajin.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
ld riix1.
Riixidda wax meeshii uu ku sugnaa laga dhaqaajiyo. ld riixtin.
m.dh
Wadaag: