Qeexid
"Qof jug la siiyay darteed isku laabasho."
[-iyay, -isay]
rimc yay
rimc say
f.g2"Qof jug la siiyay darteed isku laabasho."
Wadaag:
Dheddig ilma galeenkeeda ilmo gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax lix iyo toban meelood loo qaybiyay meeshood, “1/16”.
Dheeraad; suubis.
m.l.t
Wadaag:
Si naxariis iyo turaal leh qof jirka ugu duugduugid.
Harag jilcin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley dheddig wax rimay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: