Qeexid
"Dheddig ilma galeenkeeda ilmo gelin."
[-iyay, -isay]
rim yay
rim say
f.g2"Dheddig ilma galeenkeeda ilmo gelin."
Wadaag:
Wax lix iyo toban meelood loo qaybiyay meeshood, “1/16”.
Dheeraad; suubis.
m.l.t
Wadaag:
Geedgaab leh caleemo yaryar oo markuu geelu daaqo ka qaado cudur qoorta jebiya.
m.dh
Wadaag:
Qof jug la siiyay darteed isku laabasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka a.: arrin, taloka dhiibid.
U. a.: cid u talin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geedgaab leh caleemo yaryar oo marka uu geelu cuno cudur qoorta jebiyaa ku dhaco.
m.dh
Wadaag:
Nafley dheddig wax rimay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dheri si tartiib ah deb uga qaadid.
Sheydaan iska naarid. “Shaydaanka iska rajiimi.”
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
ld bacrimee. bacrimin1 m.dh ld bacrimayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: