Qeexid
"Geedgaab leh caleemo yaryar oo marka uu geelu cuno cudur qoorta jebiyaa ku dhaco."
"Geedgaab leh caleemo yaryar oo marka uu geelu cuno cudur qoorta jebiyaa ku dhaco."
Wadaag:
Geedgaab leh caleemo yaryar oo markuu geelu daaqo ka qaado cudur qoorta jebiya.
m.dh
Wadaag:
Dheddig ilma galeenkeeda ilmo gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax lix iyo toban meelood loo qaybiyay meeshood, “1/16”.
Dheeraad; suubis.
m.l.t
Wadaag: