Qeexid
"(-iyo, m.dh) Midab; liin; asal; dheeh. ld ranji1."
"(-iyo, m.dh) Midab; liin; asal; dheeh. ld ranji1."
Wadaag:
Dhoob hal midab ama ka badan ka kooban oo qalabka la adeegsado dusha laga mariyo si loogu qurxiyo ama mirirka looga ilaaliyo. ld ranji2, ranjiyee, rinjiyee.
f.g1
-iyay, -iday, -iyi
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof wax rinjiyeynta yaqaan. ld ranjile, ranjiye, rinjiye.
m.l
Wadaag:
Wax rinji la mariyey ahaansho. ld rinjiyaysan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg rinjiyan. ld rinjiya- naansho, rinjiyaysnaan, rinjiyaysnaan-sho.
m.f.dh
Wadaag: