Qeexid
Sharci diini ah oo Alle u soo dejiyo in dadku ku dhaqmaan Ilaahna ku caabudaan.
Qeexid Xigta
Dhambaal. ld risaalad.
Sharci diini ah oo Alle u soo dejiyo in dadku ku dhaqmaan Ilaahna ku caabudaan.
Dhambaal. ld risaalad.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: ld risaalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld rasaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -aashay, -aalatay
Qeexid: Dhisaal sameysasho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -saysay
Qeexid: ld rasaasee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Saxaro kuuskuusan oo geela, ariga iyo ugaarta qaarkeed dhigaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld rasaasayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -aashay, -aalatay
Qeexid: Dhar mayrasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld tusaale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -aashay, -aalatay
Qeexid: Dhul ku gurguurasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caws gaaggaaban oo iduhu aad u jecel yihiin oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Geed laamo dhaadheer, dhuu dhuuban oo guryaha carshaanta ah lagu dhisto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld rubisaar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld rubisaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.w
Qeexid: W. ah: waxyaalo diricnimo muujiya oo qof sameeyo, wacdaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Lo'da inteeda aan weli gaarinda'dii ay rimi ama wax rimin lahayd.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]