Qeexid
"Farxad iyo xaalad wanaagsan oo lagu jiro. ld riyaaqid."
"Farxad iyo xaalad wanaagsan oo lagu jiro. ld riyaaqid."
Wadaag:
U r.: wax dhacay ama la sameeyey aad ugu bogid.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(dhaq.) Lacag waddamada Sucuudiga, Yaman, Imaaraadka iyo kuwo kale laga adeegsado.
m.l
Wadaag:
Cudur dadka ku dhaca oo nafaqo la'aantu keento.
Jiirgo' iyo daal ka dhasha socodka dheer. ld rigaax
m.l
Wadaag:
(f.g) Qoryo, lafo iwm burburin.
(f.mg) Cudur nafaqo la'aani keentay qaadid.
(f.mg) Socod dheer dartii daal iyo jiirago' dareemid.
f.g
-xay, -xday
Wadaag:
Qasidda bur, ciid iwm hoore qooya faraha lagula qaso. ld rafaajin.
m.l
Wadaag:
Geedgaab faalala oo xooluhu daaqaan waxna lagu daaweeyo.
m.l
Wadaag:
Orgi yar oo hooyadii nuuga.
Nin hungurixumo lagu dhalii-layo.
m.l
Wadaag:
Dabayl qafiif ah oo dhaxan leh oo diraacda dhacda.
m.dh
Wadaag:
Geedgaab sida jeerinka u baxa oo dhirta daawada ka mid ah.
m.l
Wadaag: