Qeexid

"(-ooyin, m.l) Wax qofku hurddada ku arko."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga riyo oo kali ah:
  • Lama soo sheegin qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalada saaka iyo xalay hasayeeshee waxaa la sheegayaa in dad rayid ah ay ku geeriyoodeen kuwa kalana ay ku dhawaacmeen ka dib markii xaafadahooda madaiic ugu tagtay.
  • Maamulihii Kastamka Berbera Oo Geeriyooday Hargeysa (Haatuf): Maamulihii Kastamka Berbera, Xasan Cabdi Raan, ayaa shalay ku geeriyooday Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.