Qeexid

"Wax afka ama dhinaca korreeya u hoos marin; genbiyid; geddiyid."

Qeexid Kale

Ka r.: alaab meel saaran ka dejin; ka wareejin. 4. Ku r.: ku daboolid; korka ka saarid; ku xirid. 5. Dib ugu laabid. 6. U r.: af af kale ku fasirid, ku tarjiumid. 7. Xoolo jaho foolkoodu aaddanaa jaho kale u jeedin.

Qeexid Xigta

Ka r.: ka qaadid; ka faydid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rog oo kali ah:
  • Cabdiraxman Farole oo sheegey in wax badan hawshan uu soo wadey marxuumku balse xanuun dartiis aanu suurogelin inuuu ka soo qaybgalo.
  • Qofka uu ku dhaco hadduu xuub ka samaysmo cunaha iyo xoqodaha korkooda, dhiigna ay yeeshaan xuubkaa cunaha ku dhaga, waxa suurogal ah in qofku bogsado ama uu dhinto 6-10 maalmood gudahood.