Qeexid

"(xis.) Tirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 waa 1/x2 + 1 . Taranka tibaax kasta iyo rogaalkeeda waa hal."

Wadaag: