Qeexid
"eeg rogaali. ld rogaalis."
"eeg rogaali. ld rogaalis."
Wadaag:
Koor qaab rogaal ah u sameyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Faras ama rakuub aad u jarabaran.
U soo dabbaalidda meesha laga ugaarsanayo loo soo dabbaalo ugaar.
R. ah: nooc kooraha geela ka mid ah oo labada dacal ee afkeedu kor u taaganyahay. 4. Badinta qoraal lagu badiyo jikolostiil.
m.l
Wadaag:
ld rogaalcelin.
Beer carrageddiyid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(xis.) Tirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 waa 1/x2 + 1 . Taranka tibaax kasta iyo rogaalkeeda waa hal.
m.l
Wadaag:
Col meel uu weeraray mar kale ku noqosho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
maalin firfircoone m.l (-ayaal, m.l/dh) Waxaa lagu sharxa noolayaasha aad u firfircoon maalintii. Tus. “Noolayaashaasi cuntadooda waxay raadsadaan maalintii”.
Wadaag:
maalin dayaxeed m.dh (-lmo ..., m.l) (c.fal.) Inta uu soconayo hal isrog oo dhulku dhidibkiisa isku rogo iyadoo loo fiirinayo dayaxa, ama waa muddo waqti ah oo u dhexaysa labo udub oo isku xiga oo dayaxu ku sameeyo dhig. Muddadaas oo la eg ilaa 24 saacadood iyo 50 daqiiqo.
Wadaag:
Wax dhankii hooseen lahaa sareeyo noqosho.
Sidiisii hore wax ka duwan noqosho.
Fure hal mar sakatuuro ku wareegid. 4. Reer ama dad tirtirmid. 5. Ka r.: meel biyo ka dulundulcoobid.
f.mg1
-gmay, -gantay
Wadaag:
Wax dhiniiciisa hoose la sarraysiiyay ahaansho.
Wax gaadiid laga dejiyay ahaansho (rar).
Wax isteensal lagu badiyay ahaansho (qoraal). 4. Ku r.: wax, wax kale ku gambisan ahaansho. 5. Ka r.: wax meel agteeda ku sugan ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
eeg rogbi. ld rogbis, rokbin, rokbis, roqbin, roqbis.
m.f.dh
Wadaag: