Qeexid
"Wax dhiniiciisa hoose la sarraysiiyay ahaansho."
Qeexid Kale
Wax isteensal lagu badiyay ahaansho (qoraal). 4. Ku r.: wax, wax kale ku gambisan ahaansho. 5. Ka r.: wax meel agteeda ku sugan ahaansho.
Qeexid Xigta
Wax gaadiid laga dejiyay ahaansho (rar).