Qeexid
"Harag rogob ka gurid. ld rokbi, roqbi."
[-iyay, -isay]
rogb yay
rogb say
f.g2"Harag rogob ka gurid. ld rokbi, roqbi."
Wadaag:
eeg rogbi. ld rogbis, rokbin, rokbis, roqbin, roqbis.
m.f.dh
Wadaag:
Wax afka ama dhinaca korreeya u hoos marin; genbiyid; geddiyid.
Ka r.: ka qaadid; ka faydid.
Ka r.: alaab meel saaran ka dejin; ka wareejin. 4. Ku r.: ku daboolid; korka ka saarid; ku xirid. 5. Dib ugu laabid. 6. U r.: af af kale ku fasirid, ku tarjiumid. 7. Xoolo jaho foolkoodu aaddanaa jaho kale u jeedin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax dhiniciisa sarreeya hoos marsasho.
Qof la legday oo laga sarreeyo qofkii legday geddisasho.
Ka r.: alaab gaadiid saaran ka degsasho. 4. Ku r.: wax, wax qarin karo ku gambisasho.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Wax qalibmay noqosho (baabuur).
Wax sidii ay ahaayeen si ka duwan noqosho.
Hoore wax karaya noqosho. 4. Nafley wax tirtirantay noqosho.
f.mg3
-maday, -matay
Wadaag:
Hilib yaryar oo ku hara haragga neef la qalay.
Mullaax. ld rokob, roqob.
m.l
Wadaag:
Roobdoon akhriyid.
Roob saadaalin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Gedgeddinta wax la gedgeddiyo.
Caano yar oo weel la culay carka looga bi'iyo.
m.l
Wadaag:
Wax gedgeddin.
Lacag yar ganacsi ku samayn.
Weel la culay caano yar car uga bi'in.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax dhiniiciisa hoose la sarraysiiyay ahaansho.
Wax gaadiid laga dejiyay ahaansho (rar).
Wax isteensal lagu badiyay ahaansho (qoraal). 4. Ku r.: wax, wax kale ku gambisan ahaansho. 5. Ka r.: wax meel agteeda ku sugan ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag: