Qeexid

eeg rog. ld rogis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rogid oo kali ah:
  • Aadan Madoobe waxaa uu sidoo kale carabka ku dhuftay in waxa ugu horeeya ay Baarlamaanku go'aan ka gaari doonaan ay noqon doonto soo rogida ku dhaqanka shareecada Islaamka si buu yiri looga gudbo caqabadaha ku kala horgudban mucaaradka iyo Dowlada.