Qeexid

"Wax dhiniciisa sarreeya hoos marsasho."

Qeexid Kale

Ka r.: alaab gaadiid saaran ka degsasho. 4. Ku r.: wax, wax qarin karo ku gambisasho.

Qeexid Xigta

Qof la legday oo laga sarreeyo qofkii legday geddisasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb