Qeexid
"eeg rogrog2."
"eeg rogrog2."
Wadaag:
Gedgeddinta wax la gedgeddiyo.
Caano yar oo weel la culay carka looga bi'iyo.
m.l
Wadaag:
Wax gedgeddin.
Lacag yar ganacsi ku samayn.
Weel la culay caano yar car uga bi'in.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax afka ama dhinaca korreeya u hoos marin; genbiyid; geddiyid.
Ka r.: ka qaadid; ka faydid.
Ka r.: alaab meel saaran ka dejin; ka wareejin. 4. Ku r.: ku daboolid; korka ka saarid; ku xirid. 5. Dib ugu laabid. 6. U r.: af af kale ku fasirid, ku tarjiumid. 7. Xoolo jaho foolkoodu aaddanaa jaho kale u jeedin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax dhiniciisa sarreeya hoos marsasho.
Qof la legday oo laga sarreeyo qofkii legday geddisasho.
Ka r.: alaab gaadiid saaran ka degsasho. 4. Ku r.: wax, wax qarin karo ku gambisasho.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag: