Qeexid
"roob-gu'eed m.l (-bab ..., m.l) (c.cimi.) Mid ka mid ah labada roob ugu waaweyn midkood oo sannadkii laga helo Afrikada Bari, kaas oo da'a inta u dhexeysa bilaha Febraayo iyo May."
"roob-gu'eed m.l (-bab ..., m.l) (c.cimi.) Mid ka mid ah labada roob ugu waaweyn midkood oo sannadkii laga helo Afrikada Bari, kaas oo da'a inta u dhexeysa bilaha Febraayo iyo May."
Wadaag:
roob ka jeed m.l (-bab ..., m.l) Meel celceliska roobka ay heshaa uu yaryahay maxaa yeelay silsillo buuro ah ayaa ka xira dabaylaha roobka keena ee meeshaas ka dhaca.
Wadaag:
(-bab, m.l) (fiis.) Dhibco biyo ah oo kala baxsan oo ku da'a dhulka kana soo da'a daruuraha, waxaana sameeya qaboob-ka xarfadka ku dhaca uumi biyoodka gibilka.
m.l
Wadaag:
roob ka jeed m.l (-bab ..., m.l) Meel celceliska roobka ay heshaa uu yaryahay maxaa yeelay silsillo buuro ah ayaa ka xira dabaylaha roobka keena ee meeshaas ka dhaca.
Wadaag:
Roobdoon akhriyid.
Roob saadaalin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
gu'yaal jire m.l (-rayaal, m.l/dh) Dhir jiri karta ama noolaan karta sannada badan oo dhali karta ama aan dhalin sannadka hore.
Wadaag:
gu'yaal jire m.l (-rayaal, m.l/dh) Dhir jiri karta ama noolaan karta sannada badan oo dhali karta ama aan dhalin sannadka hore.
Wadaag:
gu' m.l 1. Afarta nur oo sanadu u qeybsanto midkood: wuxuu u dhexeeyaa diraacda (jiilaal) iyo xagaaga, waana xilli roob. 2. 12- bilood; sano.
Wadaag:
Dhul wax roob helay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-roobab ..., m.l) (c.cimi.) Mid ka mid ah labada roob ee ugu badan roobabaka ka da'a Bariga Afrika, sannadkii, laga billaabo Oktoobar ilaa Disembar.
m.l
Wadaag:
Cid aan dhibaato qabin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: