Qeexid
"Roob helid."
[-saday, -satay]
roobs aday
roobs atay
f.mg3"Roob helid."
Wadaag:
Harag rogob ka gurasho. ld roqobso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-bab, m.l) (fiis.) Dhibco biyo ah oo kala baxsan oo ku da'a dhulka kana soo da'a daruuraha, waxaana sameeya qaboob-ka xarfadka ku dhaca uumi biyoodka gibilka.
m.l
Wadaag:
roob ka jeed m.l (-bab ..., m.l) Meel celceliska roobka ay heshaa uu yaryahay maxaa yeelay silsillo buuro ah ayaa ka xira dabaylaha roobka keena ee meeshaas ka dhaca.
Wadaag:
roob ka jeed m.l (-bab ..., m.l) Meel celceliska roobka ay heshaa uu yaryahay maxaa yeelay silsillo buuro ah ayaa ka xira dabaylaha roobka keena ee meeshaas ka dhaca.
Wadaag:
Roobdoon akhriyid.
Roob saadaalin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Furuuruc yaryar oo oogada dadka ka soo yaaca waqtiga kulaylaha ah; xaraarad.
m.l
Wadaag:
Dad ama xoolo meel tuurasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Weel buuxdhaafay si uusan u daadan in ka cabid.
Wax meel ka daadasho.
Miro xaabsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Rati qooqan hal cayrsasho si uu u abaahiyo.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof fadhiyey istaagid.
Qof socda joogsasho. ld rorogso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Dhul wax roob helay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
roob-gu'eed m.l (-bab ..., m.l) (c.cimi.) Mid ka mid ah labada roob ugu waaweyn midkood oo sannadkii laga helo Afrikada Bari, kaas oo da'a inta u dhexeysa bilaha Febraayo iyo May.
Wadaag:
Cid aan dhibaato qabin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Hal xantoobo gacanta ku qaadasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: