Qeexid

"(-do, m.l) Ul dheer, dhumuc weyn oo guryaha miyiga iyo carshaanta lagu dhiso."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga roomad oo kali ah:
  • Xaabsade ayaa waxaa uu wax kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in dowlada KMG ay diiday in hay’adaha samafalka ay adeegsadaan garoomada diyaaradeed ee ku yaala dalka Soomaaliya si ay gargaar uga qaybiyaan dalka Soomaaliya.
  • Urur goboleedka IGAD ayaa sheegay in xayiraada ay kusoo rogeen dekedaha iyo garoomada ku yaala inta badan koonfurta Somalia ay tahay mid looga hortagayo in hub iyo dagaalayahano shisheeye ah ay u yimaadaan Mucaaradka.