Qeexid

"Orod."

Qeexid Kale

Cudur maskaxeed geela ku dhaca oo la rumaysanyahay in uu ka qaado qaniinyada jirjirroolaha.

Qeexid Xigta

Jirjiroole.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga roor oo kali ah:
  • Kooxo ku hubeysan bastoolado ayaa waxay saakay aroortii hore ku dileen qof rayid ah oo ku suganaa goob shaaha lagu cabo deegaanka KM 13 ee duleedka Muqdisho; iyadoo kooxaha dilkaas geystay ay baxsadeen.
  • Lix maalmood ka dib markii dilku dhacay ayay ciidamadii dalka talada xoog kula wareegeen iyada oo wali lagu jiro baroordiiqda madaxweynahaasi la dilay.