Qeexid

"Cunaha nafleyda."

Qeexid Xigta

Naf; ruux.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rubad oo kali ah:
  • Weliba aabahay ayaan siiyey 200 oo rubadood, waxaana qaatay 80 rubadood.
  • Dabadeed dhalinyaradii oo dhan ayaan casuumay oo inta aan kaxeeyey hudheelada geeyey, laakiin waxa ay cunayaan oo dhan isugu tegi maayaan laba rubadood.