Qeexid
"Naakhuudaha markabka ama doonida."
Qeexid Xigta
Ninka doonyaha ama maraakiibta dekedaha ku xira.
"Naakhuudaha markabka ama doonida."
Ninka doonyaha ama maraakiibta dekedaha ku xira.
Wadaag:
Habka jiib, jaan iyo sacab isku dubbadhacsani u dhadhammaan.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) (dhaq.) Lacag waddanka Hindiya iyo Baakistaan laga isticmaalo. ld rubbad.
m.dh
Wadaag:
Miiqyo dun ah oo isku maran oo maro dacalkeeda laga laallaadsho.
Timo ama dhogor isku guntan.
Geed laamihiisa buulal shimbi reed ama cutubcutub miro ahi ka laal laadaan.
m.dh
Wadaag:
Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybshay meeshood; rubuc; waax. Tus. “Waa sagaalkii iyo r.”; “R. kiilo bariis ah”. ld rubac, rubuc.
m.l.t
Wadaag: