Qeexid
"Lacag dulsaar saarasho."
[-rtay, -ratay]
rubisaar tay
rubisaar atay
f.lg3"Lacag dulsaar saarasho."
Wadaag:
Lacag dulsaar leh cid amaahin. ld ribisaar2.
f.lg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Faa'iidada la dul saarto lacag la is amaahiyey; dulsaar; korsaar; dheef. ld ribisaar1.
m.l
Wadaag:
Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybshay meeshood; rubuc; waax. Tus. “Waa sagaalkii iyo r.”; “R. kiilo bariis ah”. ld rubac, rubuc.
m.l.t
Wadaag:
Nin naag u galmoosho.
Wan lax kudud.
Wax, wax kale dul dhigasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag: