Qeexid

"Si rucle ah u ordid (qof)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ruclee oo kali ah:
  • Miyaanse weli laga daalin in la daba-rucleeyo Dagaal-Oogeyaal daallimiin ah oo dhallaanka dubta, umulahana dooxa, culumadana nolol-duuga?
  • Dhowr toddobaad wuxuu daba rucleeyaba mar uu daalay, ayuu miciin ula rooray asxaabtiisa bal si ay in uun ugala qabtaan dhibaatooyinka haysta.