Qeexid
"(-byo, m.dh) Wax badan oo is haysta isku meelna ku yaal sida miraha, ubaxa iwm."
"(-byo, m.dh) Wax badan oo is haysta isku meelna ku yaal sida miraha, ubaxa iwm."
Wadaag:
(-byo, m.dh) Maroodi lab oo hanaqaad ah oo ka takooran raxantiisa.
m.l
Wadaag:
(bot.) Geed weyn oo laf adag oo alaabo wanaagsan laga qorto, sida koorta geela.
m.l
Wadaag:
Dun, mayrax iwm oo wax lagu qurxiyo.
Cutub ubax ama miro ah oo isku meel ka soo baxay, sida miraha canabka.
Toorrey daabkeeda inta sare ee maartu ku jirto.
m.l
Wadaag:
Si rucle ah u ordid (qof).
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag: