Qeexid

"Nafley hal mar ilkaha cunto ku goosasho. ld rudh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rud oo kali ah:
  • Waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo ”Qaamuuska Bidacda” ee uu iska leeyahay al-Callaama Sheekh Maxamed Naasirud-Diin al-Albaani.
  • Nabiil Abu Rudeyna oo ah Sarkaal sare oo Falastiini ah ayaa sheegey in go'aanka Sharon uu muujinayo in Israel aanay dooneyn nabad iyo in la sii wado qorshaha cusub ee nabadda ee lagu magacaabo Roadmap.