Qeexid
"Cunno wax la ruday ahaansho. ld rudhan."
[-dnaa, -dnayd]
rudan naa
rudan nayd
f.mg4"Cunno wax la ruday ahaansho. ld rudhan."
Wadaag:
Nafley hal mar ilkaha cunto ku goosasho. ld rudh.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Wax la rudcay ahaansho (dun ama mayrax).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) In cunto ah oo hal mar ilkaha lagu goosto. ld rudhmo.
m.dh
Wadaag:
(-dcay, -ducday; -dci) Dun ama mayrax sida dhaclaha oo kale u soohid.
f.g1
Wadaag:
Badar wax la raqday ahaansho. ld radqan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Nafley cunto uu ridmo ka goosto siin. ld rudhsii.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Sooh dhaclaha u eg oo dun ama mayrax ka samaysan. ld rudcid.
m.l
Wadaag: